Dhiibo Aragtidaada

Halakaan ku qor fakarkaada

Please wait...


Warbixinta


PDP
Wararka

Xisbiga Nabadda iyo Horumarka oo hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka.

Posted  April 12, 2014  by  Yusuf Aweis

  ­­Xilli maanta ay ku beegantahay sanad guuradiisii 54-aad ee aas aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa hambalyo munaasabadaas ku aadan maanta xoogga dalka u diray dhamaan Xisbiga Nabadda iyo Horumarka (PDP).   Xoghayaha Guud ee Xisbiga Nabadda iyo Horumarka Mudane Xamza Cabdi Aar ayaa sheegay in munaasabadani ay tahay mid qiimo wayn ku [...]

Dhameystiran »

20140411_145605
Wararka

kulan casumaad iyo soo dhaweyn ah oo loo sameyay laanta xisbiga ee reer suudaan

Posted  April 12, 2014  by  muxudiin

kulan casuumaad iyo soo dhaweyn ah oo loogu sameyay xubnaha  iyo wakiilo ka tirsan xisbiga nabadda iyo horumarka PDP laantiisa ow ku leeyahay dalka  suudaan, kulankaa ayaa waxa uu ka dhacay xarunta xisbiga nabadda iyo horumarka PDP xafiiska weyn uu ku leeyahay magaaladda muqdisho dhalinyarada ka timid laanta dalka  Suudaan oo kuligood Ahaa jaamiciyiin Ayaa [...]

Dhameystiran »

9
Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya oo la Kulmay Xubno Matalayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ruwanda Sawirro

Posted  April 9, 2014  by  muxudiin

Madaxweynaha JFS H.E Xasan Shiekh Maxamuud  iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay gaaray dalka Ruwanda ayaa booqday safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalkaasi waxaana ku soo dhaweeyay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Ruwanda Amb.Cabdulaahi Shiekh Maxamed. Madaxweynaha ayaa gudaha safaarada kula kulmay xubno matalayay jaaliyada soomaaliyeed ee dalkasi,iyagoo u sameeyay casho sharaf.

Dhameystiran »

Rwanda21
Wararka

Madaxweynaha DFS iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka qeyb galay munaasabada xuska xasuuqa dalka Ruwanda

Posted  April 8, 2014  by  muxudiin

Madaxweynaha D.F Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo wehelinayo wasiirka A Dibada Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shalay soo gaaray magaalada Kigali ee caasimada dalka Rwanda si ay uga qayb galaan Xuska xasuuqaasi ka dhacay dalka Ruwanda,kaasi oo lagu qabtay garoonka Amahoro ee magaalada Kigali. Xuska Xasuuqa Rwanda oo bishan April ee sanad kasta lagu xuso [...]

Dhameystiran »

xasan_belgium_2
Wararka

Madaxweynaha somalia oo xariga ka jaray safaarada dalka Belgium

Posted  April 5, 2014  by  muxudiin

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna gudomiyaha xisbiga nabadda iyo horumarka PDP yaa xariga ka jaray safaarada Soomaaliya ee dalka Belgium, halkaasoo uu mudooyinkan ka socday dayactir, iyadoo ay noqoneyso Safaaradii u horeysay oo ay leedahay Soomaaliya oo la dayactiro. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Belgium Cali Saciid Fiqi ayaa sheegay in dhismaha Safaarada ee [...]

Dhameystiran »

 

Facebook

Twitter